E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Mayarada Magaloyinka Somaliland Gudomiyaha Hayada Shaqala Dowlada iyo Agaasimaha Machadka ayaa dhagax dhigay Dhisme Casriya oo lo dhisayo Machadka Tababrka shaqlaha Dowlada Hoose
  • Uncategorized
  • No Comments

 

Mayarada Magaloyinka Hargaysa ,Berbera Burco ,boorama iyo Gudomiyaha Hayada Shaqala Dowlada iyo Agaasimaha Machadka Shaqalah Dowladah Hoose ayaa ka qaygalay Xaflad  lagu  dhagax dhigay Dhisme Casriya oo lo dhisayo Machadka Tababarka shaqlaha Dowladaha Hoose,  Dhismahas oo ay lacagtisa Bixiyeen Dowladaha Hoose ee Dalka ,Agaasimaha Machadka Iid Muuse  aya ka warbixyey waqtigi la asaasay machadka   Ujeedoyinka laga leeyahy Machadka

 

Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dowlada Farxaan Aden Haybe ayaa isaguna shegay in Machadkani wax ka badali  doono Tayada shaqalaha Dowladaha Hoose

 

Ugu Danbayn Mayarada Magaloyinka Ayaa Iyaguna Balan qaaday inay la shaqayn doonan diyaarna uyihiin wax kasta oo machadka uga baahdo

Dhagax dhiga Machadka tababarka shaqalaha dowladaha hoose

Author:

Leave a Reply