E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Machadka Tababarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose iyo Wasaarada Arimaha Gudaha oo kashanaya Hayadaha UN-JPLG ayaa maanta Bilaabay Tababar lo qabanayo Goloyaasha Deegaan ee dhawaan la so doortey
  • Uncategorized
  • No Comments

Machadka Tababarka Shaqaalah Dowladaha Hoose iyo Wasaarada Arimaha Gudaha oo kashanaya Hayadaha UN-JPLG ayaa maanta Bilaabay Tababar lo qabanayo Goloyaasha Deegaan ee dhawaan la so doortey.

Tababrkaas oo uu maanta Ka bilaambay Caasmida Hargaysa Ayaa waxa Furay Madaxwayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland C/raxmaan Saylici,islamarkaasna kawaramy Ahmiyada uu tababarkani uleeyahay Mudanyaasha cusub ee dhawaan la soo doortey.

 

 

 

Sido Kale Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Ayaa isna Sido kale Ku dheeraday Ujeedooyinka Laga leeyahay Tababarada Noocan oo Kale Ah ,Isago sheegay wadashaqaynta Ka dhaxaysa Dowlada Dhexe iyo Dowladaha Hoose ,sidoo Kale wuxu wariiska sharaxay Xeerka N 23 2019 sheegayna in Kaabis iyo waxka badal lagu sameeyey ,xeerkas oo qeexaya Awoodaha sharci iyo Kala xadaynta Awoodaha ee ay leeyihin Goloyaasha Deeganka

Wasiirka Ayaa sheegay qaabka uu shaqeeyo Nidaamka Mashruuca Maamul Daadajinta ee JPLG

Ugu Danbayn wasiirka ayaa la dardaarmay Mudanayaasha Cusub sheegayna inay sifican Uqatan Tababarka si ay uga dhabeeyan Balan qaadyadii aya usameeyen Bulshada

Ugu Danbayn waxa Hadalka Iska daba qaatay wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka,Beeraha iyo Howlaha Guud ayaa dhamaantoodna Balan qaaday inay la shaqanyaan sido kale ay barbar istaagayaan Goloyaasha Deegaanada ee dhawaan la so doortey.

Author:

Leave a Reply