E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Iyo Machadka Dawladdaha Hoose (Local Government Institute – LGI), Oo Kaashanaya Hay’addaha ka shaqeeya Mashruuca #UNJPLG, Ayaa Maanta Daah-furay Qaybtii Labaad ee Tababarka Goleyaasha Deegaanka. Tabobarkan oo La siinayo Xubnaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Boorama, Baki, Lughaya Iyo Saylac, Ee Dhawaan La Doortay, Kaas Oo ka Furmay Magaalada Boorama.
  • Uncategorized
  • No Comments
Waxaana si rasmi u furay #Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Mudane #Cumar_Cali_Cabdilaahi waxaa ku wehelinayay Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane #Naasir_Caydiid, Badhasaabada Goballada #Awdal iyo #Salal, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, Agaasimaha Hay’ada Maamul Wanaaga, Agaasimaha Machadka Dawladaha hoose (LGI) iyo Masuuliyiinta Mashruuca #UNJPLG. Tabobarkan oo socon doona mudo 4 cisho ah ayaa lagu barandoona Dhinacyada:
– Maamul Wanaaga
– Maamul Daadajinta
– Samaynta Xeer Hoosaadyada
– Barashada Xeerka ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka Xr. Lr.23/2019.
– Xidhiidhka Dawlada Dhexe iyo Dawladaha Hoose.
Author:

Leave a Reply