E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo ay wehelinayaan Agaasimaha Machadka Dawladdaha Hoose (Local Government Institute – LGI), Agaasimaha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland, Badhasaabada Goballada #Awdal iyo #Salal, Agaasimaha Komishanka Maamul Wanaaga, iyo Masuuliyiinta Mashruuca #UNJPLG ayaa Maanta si rasmi usoo gabogabeeyay Qaybtii Labaad ee Tababarka Goleyaasha Deegaanka.
  • Uncategorized
  • No Comments
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo ay wehelinayaan Agaasimaha Machadka Dawladdaha Hoose (Local Government Institute – LGI), Agaasimaha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland, Badhasaabada Goballada #Awdal iyo #Salal, Agaasimaha Komishanka Maamul Wanaaga, iyo Masuuliyiinta Mashruuca #UNJPLG ayaa Maanta si rasmi usoo gabogabeeyay Qaybtii Labaad ee Tababarka Goleyaasha Deegaanka. Tabobarkan oo La siinayay Xubnaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Boorama, Baki, Lughaya Iyo Saylac, Ee Dhawaan La Doortay, Kaas Oo ka Furmay 21-kii Bisha Magaalada Boorama socdayna muddo 4 maalmood ah.
Mudadii uu socanayey tababarkani ayaa waxa lagu falanqeeyey
  Faaqidaada Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka Xeer Lr.23/2019.
  Falanqaynta Habka Maamulka iyo Maaliyada Dawladaha Hoose iyo Samaynta Xeer Hoosaadyada.
  Maamul daadajinta adeegyada waxbarashada iyo Caafimaadka.
  Daryeelka Caruurta
  Maamulka Maaliyada Dawladaha Hoose iyo Xidhiidhka Wasaarada Maaliyada ka Dhaxeeya.
  Iyo guud ahaanba Qaabka uu u shaqeeyo Mashruuca #UNJPLG.
Author:

Leave a Reply