E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee #Ceerigaabo, waxa si rasmi ah saaka uga bilawday tabobarka qaybtii afraad machadku siinayo goleyaasha degaanka degmooyinka; #Ceerigaabo, #Laascaanood, #Ceelafweyn #Garadag, #Xudun, #Taleex iyo Guddida Fulinta degmooyikasi ayaa …..
  • Uncategorized
  • No Comments

Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee #Ceerigaabo, waxa si rasmi ah saaka uga bilawday tabobarka qaybtii afraad machadku siinayo goleyaasha degaanka degmooyinka; #Ceerigaabo, #Laascaanood, #Ceelafweyn #Garadag, #Xudun, #Taleex iyo Guddida Fulinta degmooyinka #Badhan, #Laasqoray iyo #Dhahar.

Tababarkan oo ah wajigii afraad isla markana ah qaybtii ugu danbaysay ee induction Training ayaa waxa maanta furay Gudida fulinta degmooyinka badhan ,laasqoray iyo dhahar.

Tababarkan ayaa inta uu socda waxay ay mudanyaashu ku baran doonan:

– Maamul Wanaagga,
– Maamul Daadajinta,
– Samaynta Xeer Hoosaadyada,
– Barashada Xeerka ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka Xr. Lr.23/2019.
– Xidhiidhka Dawlada Dhexe iyo Dawladaha Hoose.

Author:

Leave a Reply