E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Ugu dambayn waxaanu maanta magaalada Ceerigaabo ku soo xidhnay wajigii 4-aad ee tababarkii uu Mac-had LGI in mudo ah u waday xubnaha golayaasha deegaanka ee dhawaan la doortay, Ceerigaabo waxay martigalisay 8-dagmo, way ku mahadsan yihiin masuuliyiinta ……
  • Uncategorized
  • No Comments

Ugu dambayn waxaanu maanta magaalada Ceerigaabo ku soo xidhnay wajigii 4-aad ee tababarkii uu Mac-had LGI in mudo ah u waday xubnaha golayaasha deegaanka ee dhawaan la doortay, Ceerigaabo waxay martigalisay 8-dagmo, way ku mahadsan yihiin masuuliyiinta dagmada iyo kuwa gobolkuba siday noo soo dhaweeyeen.

Tababrkan ayaa waxa lagaga hadley qodobada

– Maamul Wanaagga,
– Maamul Daadajinta,
– Samaynta Xeer Hoosaadyada,
– Barashada Xeerka ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka Xr. Lr.23/2019.
– Xidhiidhka Dawlada Dhexe iyo Dawladaha Hoose.

Author:

Leave a Reply