E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Kalfadhigii 6aad ee Xubnaha Guddida Sare (Board of Directors) ee Machadka Dawladaha Hoose ayaa saaka ka qabsoomay Magaalada Hargeysa, iyadoo lagu lafoguray qodobo mihiim ah oo ay mid yihiin kaabista iyo waxka badelka xeerka Machadka.
  • Uncategorized
  • No Comments

Kalfadhigii 6aad ee Xubnaha Guddida Sare (Board of Directors) ee Machadka Dawladaha Hoose ayaa saaka ka qabsoomay Magaalada Hargeysa, iyadoo lagu lafoguray qodobo mihiim ah oo ay mid yihiin kaabista iyo waxka badelka xeerka Machadka.


Ugu horayn waxa shirkaas furay Gudoomiyaha hayada shaqaalaha dowlada Mudane Khaalid Jaamac Qodax ahna gudoomiyaha gudida machadka tababarka dowladaha hoose.

Mayor mooge ayaa isna sidoo ka hadlay muhiimada uu machadkani uleeyahy dhamaanba dowlada hoose ee dalka sheegayna inay kala qayb qaadanyana horumarinta machadka.

Gudoomiyaha machadka dowladaha hoose MudaneWalid Muuse ayaa waxbixin kasiiyey gudida waxyaabihii uqabsoomay iyo carqaladihi kahor yimid,sidoo kalena lawadagay Miisaniyada uu machadku ku shaqaynayo sanadka soo socda ee 2022.

https://fb.watch/8Lq1FmDQo-/

Author:

Leave a Reply