E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Mac-hadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha ee Qorshaha Horumarinta Degmooyinka Burao, berbera, odwayne,sheikh ,caynaba ,lascanod iyo ceerigaabo si rasmi ah uga furay magaalada Burco, Tabobarkan oo socon doonaa mudo 5 maalmood ah ayaa lagu lafo-guridoona sida loo diyaariyo qorshaha horumarinta degmooyinka ee 5-ta sano ee soo socda.Mayorka ku xigeenka degmada burco Mukhtaar ayaa si rasmi ah u furay tabobarka isaga oo ka qayb-galayaasha kula dardaarmay inay si wanaagsan uuga faa’iidaystaan mudada uu socda tabobarkan

Author: amiin

Leave a Reply