E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Mac-hadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa Tabobarka Tabobarayaasha ee Qorshaha Horumarinta Degmooyinka Burco, Berbera, ceerigaabo, Laascaanood, Caynabo, Sheekh, iyo Oodwayne si rasmi ah uga furay magaalada Burco, Tabobarkan oo socday mudo 5 maalmood ah ayaa lagu bartey sida loo diyaariyo qorshaha horumarinta degmooyinka ee 5-ta sano ee soo socda.
Mayorka Degmada Burco, , ayaa Abdisaaq ibraahim Cabdi ayaa soo xidhay tababrka kulana dardaarmay shaqaalaha inay aqoonti ay halkan ka qateen kula noqon doonan degmooyinkogii.

Author: amiin

Leave a Reply