E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments
Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL iyo Mac-hadka Dawladaha Hoose (Local Government Institute – LGI) iyagoo kaashanaya Hay’ada #UNICEF ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha u furay Agaasime  guud waaxeeyada Arrimaha Bulshada, Qorshaynta iyo La-taliyaasha Degmooyinka ee 15 Degmo Doorasho oo dalka ah. Tabobarkan oo ku saabsan Xuquuqaha Caruurta iyo Sidii Dawladaha Hoose uugu qaybgalin lahaayeen Qorshaha Horumarinta Degmooyinkooda ee Shanta (5) sano ee soo socda,Tabobarkan oo socon doonaa mudo 4 maalmood ah ayaa waxa si rasmi ah u furay
Tabobarkan oo socon doonaa mudo 4 maalmood ah ayaa waxa si rasmi ah u furayAgaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane #Cabdirashiid_Xirsi_Cali, iyo Madaxa Hayada #UNICEF #Somaliland Mr. #David_Igulu
iyaga oo ka qayb-galayaasha kula dardaarmay inay si wanaagsan uuga faa’iidaystaan mudada uu socdo tabobarku.
Author: amiin

Leave a Reply