E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL iyo Mac-hadka Dawladaha Hoose (Local Government Institute – LGI) iyagoo kaashanaya Hay’ada UNICEF_JPLG ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha uso xidhay Agaasime waaxeeyada Arrimaha Bulshada, Qorshaynta iyo La-taliyaasha Degmooyinka ee 15 Degmo Doorasho oo dalka ah. Tabobarkan oo ku saabsan Xuquuqaha Caruurta iyo Sidii Dawladaha Hoose uugu qaybgalin lahaayeen Qorshaha Horumarinta Degmooyinkooda ee Shanta (5) sano ee soo socda,Tabobarkan oo socday mudo 4 maalmood ah ayaa waxa si rasmi ah uxidhay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane #Cabdirashiid_Xirsi_Cali, iyo Madaxa Hayada #UNICEF #Somaliland Mr. #David_Igulu

iyaga oo ka qayb-galayaasha kula dardaarmay inay si wanaagsan uuga faa’iidaystaan mudada uu socdo tabobarku.

sidoo kale Agaasimaha Guud ee machadka dowaladah hoose Walid Muuse Ayaa isna kula dardaarmay shaqaalha inay ka faadaysan doonan tababarkan

Author: amiin

Leave a Reply