E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments



Kulankan ayaa ah mid saddex-bilood le ah ,waxana lagaga wada tashaday caqabadaha ka taagan dugsiyada iyo goobaha caafimad iyo sidii lo xalin lahaa.



Gudiyada ka socda degmooyinka magalooyinka  ayaa iyaguna  la wadagay masuuliyinti  ka socday dowlad hoose iyo warasarada cafimadka  caqabada ka jira goobahas hadii ay tahy dhinacyada biyaha, Nadaafada iyo sida lo bixiyo adeegyada.

Author: amiin

Leave a Reply