E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo uu Weheliyo Maayarka Caasimada Hargeysa Ayaa Kormeer Ku Tagay Dhismaha Machadka Dawladaha Hoose Somaliland.

Ugu horayn Agaasimaha Machadka Dowladaha Hoose  iid muuse ayaa wariiska uga war bixin kasiiyey halka ay shaqadu marayso, iyo sidoo kale waqtiga uqorshaysan inay so gabo gabeeyaan dhismaha machadka.

sido Kale maayirka caasimaha  Mayor C.kariim Ahmed Mooge ayaa bogaadiyey  masuuliyiinta gacanta ku haysta dhismaha xarunta machadka , sheegayna inay waqti koban ka hor ahayd maalinti ay dhagax dhigeen xaruntan maantana ay so muuqanyso quruxdii iyo dhismihii oo gabo gabo ku dhaw.

Ugu danbayn wasiirka wasaarada arimaha gudaha jamuuriyada somaliland mudane mahamed kaahin ahmed ayaa sheegay in xaruntal logu talo galay in lagu tababaro aqoontodana kor logu qaado shaqaalaha heerarka kala duwan ee dowladaha hoose ee dalka,sido kale wasiirka ayaa shegay inay lacagta ku baxaysa dhimaha xaruntan ay bixiyeen dowlada somaliland iyo dowladaha hoose ee dalka.

 

Author: amiin

Leave a Reply