E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments
Waxa saaka si rasmi ah magaalada Hargeysa uuga furmay shirka todobaad (7aad) ee guddida sare ee Machadka dawladaha hoose (LGI Board of Directors), kaas oo lagu lafo-guray laguna ansixayay xeerka hagaya Machadka.
Sidoo kale waxa warbixin laga dhagaystay Maamulka Machadka oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Fulintu, warbixintaas oo uu ku faahfaahiyay waxyaabaha u qabsoomay iyo Waxyaabaha qorshaysan.
Uugu dambayntii waxa ay xubnaha Guddida Sare Ee Machadku kormeer kusoo mareen dhismaha Machadka oo gabogabo ku dhaw.
Author: amiin

Leave a Reply