E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Waxa si rasmi ah usoo gebogabooyay Tababarkii uu Machadku Maalmihii lasoo dhaafay uuga waday Magaalada Boorama shaqaalaha Dawladaha Hoose ee Degmooyinka Boorama, Gabiley, Saylac, Baki iyo Lughaya. Tabobarkan oo ku saabsanaa Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo cudduda Shaqaalaha ayaa waxa si rasmi usoo xidhay Xoghaya Dawlada Hoose ee Degmada Boorama Mudane Cabdilaahi Xasan Raage oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Machadka iyo Hayada UNDP oo qayb ka ah Mashruuca Maamul daadajinta ee JPLG, halkaas oo Shahaadooyin lagu gudoonsiiyay dhamaan shaqaalihii Degmooyinka ee tabobarka dhamaystay.

Author: amiin

Leave a Reply