E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

 

Machadka Dawladaha Hoose ayaa maanta Qaybtii Labaad ee Tabobarka Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo Cududda Shaqaalaha uuga Furay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera Shaqaalaha Degmooyinka Hargeysa, Berbera, Salaxley, Baligubadle iyo Sheekh. Tabobarkan oo socon doona muddo 5 maalmood ah ayaa waxa si rasmi ah u furay Mayor-ku xigeenka Degmada Berbera Mudane Nuur Cabdi Jaamac oo uu wehelinayo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose ee Berbera Mudane Suhayb Maxamed Cali,

iyaga oo ka qaybgalayaaasha ku baraarujiyay Muhiimada tobabarkan kulana dardaarmay inay si wanaagsan uuga faaiidaystaan.

Author: amiin

Leave a Reply