E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

 

Maayar ku Xigeenka Degmada Berbera Mudane Nuur Cabdi Jaamac ayaa si rasmi u soo xidhay Tabobarkii Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo Cududda Shaqaalaha ee Machadka Dawladaha Hoose 5tii Maalmood ee u dambeeyay uuga waday Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera Shaqaalaha Degmooyinka Hargeysa, Berbera, Salaxley, Baligubadle iyo Sheekh.

Ugu dambayn Machadka dowladaha hoose ayaa gudoonsiyey shahadooyin  dhamaanba shaqaalihii ka qayb galay tababarkaas ee ka so socday degmooyinka kala duwan.

Author: amiin

Leave a Reply