E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Madaxwaynha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee xarun unoqon doonta Machad Dowladaha Hoose (Local Goverment Institute -LGI).

 

Hargaysa 04 02-2023. Madaxywanaha Somaliland Mudane Muuse Biihi cabdi ayaa hambalyo udiray dhamaanba dowladaha hoose ee dalka ,ka dib marki ay iskaashi iyo wadatashi ay sameeyen inay hirgaliyeen Machad kor loogu qaadayo sidoo kalena lagu xoojiyo aqoonta iyo awooda shaqaalaha dowladah hoose ee dhamaanba dalka jamuuriyada somaliland.

marka la isku imaado ee la mideeyo maskaxda iyo muruqaba inan qabsan karno dhismayaal faro badan oo noocan oo kale ah. marka la isku imaado ee la mideeyo maskaxda iyo muruqaba inan qabsan karno dhismayaal faro badan oo noocan oo kale ah.

default

 

 

 

Ugu dambayn Madaxwaynaha Jamuuriyada somaliland mudane muuse biihi cabdi ayaa kormeer ku maray xafiisyada kala duwan ee uu machadka ka koobanyahy , waxa waribixin ka siiyeye iid muuse oo ah agaasimaha fulinta ee machadka dowalaha hoose.

 

 

 

 

Author: amiin

Leave a Reply