E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments
Agaasimaha Fulinta Machadka Dawladaha Hoose ee dalka ayaa soo dhoweeyay Masuulka cusub ee loo soo magacaabay Madaxa Mashruuca Maamuldaadajinta dawladaha ee loo yaqaan JPLG (JPLG Program Manager Mr. Petrus Vaderol) oo Shaqada kala wareegi doona Masuulkii hore ee ( Mr. Paul Simkin) oo Mudo badan Somaliland la soo shaqeeyey.
Mahadnaq iyo Isbarasho kadid, waxa si gaar ah looga wadahadley sidii loo xoojin lahaa korna loogu qaadi lahaa aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha dawladaha hoose ee dalka.
Kulankan ayaa ku soo idlaaday is-afgarad wanaagsan iyo in Wadashaqeynta la sii xoojiyo.
Author: amiin

Leave a Reply