E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Shirka 9-aad ee Guddida Sare( Board of Directors) ee Mac’hadka Dawladaha Hoose ayaa Maanta ka qabsoomay xarunta mac’hadka LGI ee Hargeisa, Guddigu waxa ay maamulka mac’hadka ka dhagaysteen warbixinta saddex biloodlaha ee mac’hadka, sidoo kale Shirka waxa lagaga dooday qorshe sanadeedka shaqo ee mac’hadka LGI (Annual work plan), iyo Hagaha (Board Manual)-ka Guddiga sare ee Mac’hadka.

Author: amiin

Leave a Reply