E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Waxa si habsami leh u socda kulamadii xog-ururinta ahaa ee Machadku ka waday degmooyinka dalka, kuwaas oo la doonayo in lagu ogaado baahiyaha aqooneed ee ka jira degmooyinkaas. Waxa hore usoo dhamaaday kulamadii xog ururinta ahaa ee degmooyinka Boorama, Saylac, Baki, Lughaya, Gabiley iyo sidoo kale Dawlada Hoose Deg. Baligubadle iyo Dawlada Hoose ee Degmada Sallaxley . Xog ururintan oo jaan-goyn doonta nooca tabobar ee ay u baahinyihiin shaqaalaha dawladdaha hoose ee dalku.

Author: amiin

Leave a Reply