E-mail: info@lgisomaliland.org
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Khubaro uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda Tacliinta iyo Barnaamijyadda Machadka Dawladaha Hoose ee JSL (LGI – Academics and Programs Director) Mudane, Maxamed Axmed Askar ayaa saaka kulan xog-ururineed oo muhiim ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayirka Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee #Ceerigaabo oo ay wehelinayaan Maayir xigeenka, Xoghayaha iyo Agaasime waaxeedyada dawlada hoose ee degmada ceerigaabo. kulankan oo loogu kuurgalayay baahida aqooneed iyo xirfadeed ee ay qabaan shaqaalaha dawlada hoose ee degmadu ayaa si wanaagsan usoo idlaaday iyadoo ay Degmada ceerigaabo noqonayso degmadii 8-aad ee Machadku ka fuliyo xog ururintan.

Author: amiin

Leave a Reply