E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Machadka Dawladdaha Hoose JSL (Local Government Institute – LGI) oo kaashanaya Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL ayaa saaka Tabobar 3 maalmood socondoona uuga furay Mayorada iyo Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee 14 Dawlad Hoose ee dalka magaalada Berbera. Tabobarkan oo ku saabsan………………………….
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Machadka Dawladdaha Hoose JSL (Local Government Institute – LGI) oo kaashanaya Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL ayaa saaka Tabobar 3 maalmood socondoona uuga furay Mayorada iyo Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee 14 Dawlad Hoose ee dalka magaalada Berbera. Tabobarkan oo ku saabsan hage lagu maamulayo Kabka Dawladdaha Hoose ay u qabato Dawlada Dhexe, hagahan oo kor u qaadi doona aqoonta iyo xirfadaha saraakiisha Maaliyada dawladaha hoose ee dalka.

Author: amiin