E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo kaashanaysan Machadka Dawladaha Hoose Local Government Institute – LGI ayaa saaka Tabobar u soo xidhay Maayarada, Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee 14 Degmo, kuwaasoo Tabobarku ugu socdey Hotel Maansoor, Berbera……………………….
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments
Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo kaashanaysan Machadka Dawladaha Hoose Local Government Institute – LGI ayaa saaka Tabobar u soo xidhay Maayarada, Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee 14 Degmo, kuwaasoo Tabobarku ugu socdey Hotel Maansoor, Berbera.
Tababarkan oo ku saabsan hagaha lagu maamulayo Kabka Dawladdaha Hoose ay qabato Dawladda Dhexe, waxaana soo xidhay Tabobarkan Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Saaxil.
Author: amiin