E-mail: info@lgisomaliland.org
Local Government Institute - LGI Somaliland > Media > Uncategorized > Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Mudane Mohamed Yusuf Ismail oo ay wehelinayaan Agaasimaha Fulinta Machadka Dawladaha Hoose iyo Agaasimaha Waaxda Waxbarashada iyo Barnaamijyada ee Machadka ayaa saaka tabobar Ku Saabsan Qorshaha Kordhinta Dakhliga Cashuuraha Dawladaha Hoose ……………………….
  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Mudane Mohamed Yusuf Ismail oo ay wehelinayaan Agaasimaha Fulinta Machadka Dawladaha Hoose iyo Agaasimaha Waaxda Waxbarashada iyo Barnaamijyada ee Machadka ayaa saaka tabobar Ku Saabsan Qorshaha Kordhinta Dakhliga Cashuuraha Dawladaha Hoose iyo Tayeynta Xirfadaha Shaqaalaha Cashuuraha u furey:
• Agaasimayaasha Waaxyaha Cashuuraha,
• Agaasimeyaasha Waaxyaha Hantidhawr-Ka Gudaha
• Agaasimeyaasha Waaxyaha Qorsheynta
• iyo Saraakiisha Cashuuraha
ee Degmooyinka Derajada A-da ee JSL. Tabobarkan oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Dawladaha Hoose (LGI) oo socon doona muddo 4 maalmood ah oo lagu baran doono Xirfadaha Kobcinta Dakhliga Cashuuraha Dawladdaha Hoose.
Author: amiin