E-mail: info@lgisomaliland.org
Home
About US
Our team
Training Thematic Areas
INDUCTION AND LEADERSHIP FOR LOCAL GOVERNMENT
OFFICE MANAGEMENT AND ADMINISTRATION FOR LOCAL GOVERNMENT
DISTRICTS PARTICIPATORY PLANNING AND FINANCE GUIDE
LOCAL GOVERNMENT HUMAN RESOURCE MANAGEMENT
DISTRICT INTERNAL AUDIT
LOCAL GOVERNMENT SERVICE DELIVERY
URBAN PLANNING AND DEVELOPMENT FOR LOCAL GOVERNMENTS
LOCAL GOVERNMENT AND ETHICS, INTEGRITY, CIVIC EDUCATION
LOCAL GOVERNMENT REVENUE GENERATION.
E-learning Center
Vacancies
Media
News & Events
Photo Gallery
Contacts
+252 63 7037561
January 31, 2022
amiin
Uncategorized
No Comments
Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL
iyo Mac-hadka Dawladaha Hoose (
Local Government Institute – LGI
) iyagoo kaashanaya Hay’ada
#UNICEF
ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha u furay Agaasime guud waaxeeyada Arrimaha Bulshada, Qorshaynta iyo La-taliyaasha Degmooyinka ee 15 Degmo Doorasho oo dalka ah. Tabobarkan oo ku saabsan Xuquuqaha Caruurta iyo Sidii Dawladaha Hoose uugu qaybgalin lahaayeen Qorshaha Horumarinta Degmooyinkooda ee Shanta (5) sano ee soo socda,Tabobarkan oo socon doonaa mudo 4 maalmood ah ayaa waxa si rasmi ah u furay
Tabobarkan oo socon doonaa mudo 4 maalmood ah ayaa waxa si rasmi ah u furayAgaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane
#Cabdirashiid_Xirsi_Cali
, iyo Madaxa Hayada
#UNICEF
#Somaliland
Mr.
#David_Igulu
iyaga oo ka qayb-galayaasha kula dardaarmay inay si wanaagsan uuga faa’iidaystaan mudada uu socdo tabobarku.
Related
Author:
amiin
Leave a Reply
Cancel reply
Post Comment
Δ
Related