E-mail: info@lgisomaliland.org

Wafti uu Hogaaminayo Madaxa Mashruuca UN-JPLG Mr PaulSimkin ayaa Kormeer ku imid Machadka Tababarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose

  • News, Uncategorized
  • No Comments

Wafti uu Hogaaminayo Madaxa Mashruuca UN-JPLG Mr PaulSimkin ayaa Kormeer ku imid Machadka Tababarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose

Qaabki Magalada Hargeysa looga dhagax-dhigay Dhismaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dowladaha hoose

  • News
  • No Comments

Guddiga Hagista Machadka Dawladaha Hoose Oo Shir Uga Furmay Boorama

  • News
  • No Comments

Guddiga hagta siyaasadda lagu maamulo machadka tababarka shaqaalaha dawlaha hoose ee Somaliland ayaa maanta shir uga furmay magaaladda Boorama. Kal-fadhigan oo noqonaya kii afraad oo ay guddigu yeeshaan waxaa shir-guddoominayay guddoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada Somaliland Farxaan Aadan Haybe. Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay maayarrada magaalooyinka Hargaysa, Laascaanood, Berbera, Boorama, iyo Saylac.    Sidoo kale…

Hargeisa oo lagu daahfuray Machadka Shaqaalaha Dawladaha Hoose ee Somaliland

  • News
  • No Comments

Hargeisa oo lagu daahfuray Machadka Shaqaalaha Dawladaha Hoose ee Somaliland

Kulan Lagu Gorfaynaayey Qabyo Qoraalka Manhajka Machadka Tabobarka Shaqaalaha Dawladaha HooseHoose

  • News
  • No Comments

Kulan Lagu Gorfaynaayey Qabyo Qoraalka Manhajka Machadka Tabobarka Shaqaalaha Dawladaha Hoose Ayaa Hargeysa Ka Furmay.