E-mail: info@lgisomaliland.org

Ugu dambayn waxaanu maanta magaalada Ceerigaabo ku soo xidhnay wajigii 4-aad ee tababarkii uu Mac-had LGI in mudo ah u waday xubnaha golayaasha deegaanka ee dhawaan la doortay, Ceerigaabo waxay martigalisay 8-dagmo, way ku mahadsan yihiin masuuliyiinta ……

  • Uncategorized
  • No Comments

Ugu dambayn waxaanu maanta magaalada Ceerigaabo ku soo xidhnay wajigii 4-aad ee tababarkii uu Mac-had LGI in mudo ah u waday xubnaha golayaasha deegaanka ee dhawaan la doortay, Ceerigaabo waxay martigalisay 8-dagmo, way ku mahadsan yihiin masuuliyiinta dagmada iyo kuwa gobolkuba siday noo soo dhaweeyeen. Tababrkan ayaa waxa lagaga hadley qodobada – Maamul Wanaagga, –…

Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee #Ceerigaabo, waxa si rasmi ah saaka uga bilawday tabobarka qaybtii afraad machadku siinayo goleyaasha degaanka degmooyinka; #Ceerigaabo, #Laascaanood, #Ceelafweyn #Garadag, #Xudun, #Taleex iyo Guddida Fulinta degmooyikasi ayaa …..

  • Uncategorized
  • No Comments

Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee #Ceerigaabo, waxa si rasmi ah saaka uga bilawday tabobarka qaybtii afraad machadku siinayo goleyaasha degaanka degmooyinka; #Ceerigaabo, #Laascaanood, #Ceelafweyn #Garadag, #Xudun, #Taleex iyo Guddida Fulinta degmooyinka #Badhan, #Laasqoray iyo #Dhahar. Tababarkan oo ah wajigii afraad isla markana ah qaybtii ugu danbaysay ee induction Training ayaa waxa maanta furay Gudida fulinta…

Burco:- Waxa maanta si rasmi ah loo soo gabogabeeyay wajigii sadexaad ee tabobarka goleyaasha degaanka 4-ta dagmo ee Burco, Buuhoodle, Oodwayne iyo Caynabo oo mudo afar maalmood ah ka soconayay xarunta gobolka Tagdheer ee Burco.

  • Uncategorized
  • No Comments

Tababrkan ayaa waxa ka qaybgalay dhamaanba goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Burco, Oodwayne, Caynabo, Buuhoodle iyo Sheekh ee dhowaan la so doortay,badhasaabada goballada Togdheer, Daad-maadheedh, Saraar iyo Buuhoodle,agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha,agaasimaha mac-hadka dawladaha hoose Local Government Institute – LGI iyo Masuuliyiinta Mashruuca #UNJPLG. Tabobarkan oo socdey muddo 4 maalmood ah ayaa waxa si xeel…

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Iyo Machadka Dawladdaha Hoose oo Kaashanaya Hay’addaha ka shaqeeya Mashruuca #UNJPLG, Ayaa Maanta Daah-furay Qaybtii Saddexaad ee tababrka Goloyaasha degaanka ee dhawaan la so doortey oo ka furmay magalada burco

  • Uncategorized
  • No Comments

Tababarka Goleyaasha Deegaanka oo hore Hargeysa loogu soo qabtay qaybtiisii koowaad iyo Boorama oo qaybtiisii Labaad lagu qabtay. Tabobarkan oo La siinayo Xubnaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Burco, Oodwayne, Caynabo, Sheekh, iyo Buuhoodle ee Dhawaan La Doortay, Kaas Oo ka Furmay Magaalada Burco. Waxaana si rasmi u furay #Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland,…

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo ay wehelinayaan Agaasimaha Machadka Dawladdaha Hoose (Local Government Institute – LGI), Agaasimaha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland, Badhasaabada Goballada #Awdal iyo #Salal, Agaasimaha Komishanka Maamul Wanaaga, iyo Masuuliyiinta Mashruuca #UNJPLG ayaa Maanta si rasmi usoo gabogabeeyay Qaybtii Labaad ee Tababarka Goleyaasha Deegaanka.

  • Uncategorized
  • No Comments

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo ay wehelinayaan Agaasimaha Machadka Dawladdaha Hoose (Local Government Institute – LGI), Agaasimaha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland, Badhasaabada Goballada #Awdal iyo #Salal, Agaasimaha Komishanka Maamul Wanaaga, iyo Masuuliyiinta Mashruuca #UNJPLG ayaa Maanta si rasmi usoo gabogabeeyay Qaybtii Labaad ee Tababarka Goleyaasha Deegaanka. Tabobarkan oo La…

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Iyo Machadka Dawladdaha Hoose (Local Government Institute – LGI), Oo Kaashanaya Hay’addaha ka shaqeeya Mashruuca #UNJPLG, Ayaa Maanta Daah-furay Qaybtii Labaad ee Tababarka Goleyaasha Deegaanka. Tabobarkan oo La siinayo Xubnaha Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Boorama, Baki, Lughaya Iyo Saylac, Ee Dhawaan La Doortay, Kaas Oo ka Furmay Magaalada Boorama.

  • Uncategorized
  • No Comments

Waxaana si rasmi u furay #Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Mudane #Cumar_Cali_Cabdilaahi waxaa ku wehelinayay Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL Mudane #Naasir_Caydiid, Badhasaabada Goballada #Awdal iyo #Salal, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, Agaasimaha Hay’ada Maamul Wanaaga, Agaasimaha Machadka Dawladaha hoose (LGI) iyo Masuuliyiinta Mashruuca #UNJPLG. Tabobarkan oo socon doona mudo 4 cisho ah…

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Mudane .Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta is rasmi ah usoo afmeeray Tababar mudo 4 cisho ah uga socday xilibaanadi cusbaa ee dhawaan la soo doortey Hotel maansoor ee magalada Hargaysa

  • Uncategorized
  • No Comments

Tababarkas muddada 4 cisho ah socday ayaa waxa so qabanqaabiyey .Machadka Tababarka Dowlada Hoose ee LGI oo kaashanaya wasaarada Arimaha Gudaha iyo Hayadaha UN-JPLG. Tababarkaas ayaa waxa mudanayaasha Cusub lagu baray shuruucaha iyo qaab dhismeedka dawladaha Hoose iyo sida uu u shaqeeyo Nidaamka Maamul daadajinta ee loo yaqaan JPLG. Ugu horayn Maayarka Caasmida Hargaysa Mudane…

Machadka Tababarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose iyo Wasaarada Arimaha Gudaha oo kashanaya Hayadaha UN-JPLG ayaa maanta Bilaabay Tababar lo qabanayo Goloyaasha Deegaan ee dhawaan la so doortey

  • Uncategorized
  • No Comments

Machadka Tababarka Shaqaalah Dowladaha Hoose iyo Wasaarada Arimaha Gudaha oo kashanaya Hayadaha UN-JPLG ayaa maanta Bilaabay Tababar lo qabanayo Goloyaasha Deegaan ee dhawaan la so doortey. Tababrkaas oo uu maanta Ka bilaambay Caasmida Hargaysa Ayaa waxa Furay Madaxwayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland C/raxmaan Saylici,islamarkaasna kawaramy Ahmiyada uu tababarkani uleeyahay Mudanyaasha cusub ee dhawaan la soo…

Wafti uu Hogaaminayo Madaxa Mashruuca UN-JPLG Mr PaulSimkin ayaa Kormeer ku imid Machadka Tababarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose

  • News, Uncategorized
  • No Comments

Wafti uu Hogaaminayo Madaxa Mashruuca UN-JPLG Mr PaulSimkin ayaa Kormeer ku imid Machadka Tababarka Shaqaalaha Dowladaha Hoose

Mayarada Magaloyinka Somaliland Gudomiyaha Hayada Shaqala Dowlada iyo Agaasimaha Machadka ayaa dhagax dhigay Dhisme Casriya oo lo dhisayo Machadka Tababrka shaqlaha Dowlada Hoose

  • Uncategorized
  • No Comments

  Mayarada Magaloyinka Hargaysa ,Berbera Burco ,boorama iyo Gudomiyaha Hayada Shaqala Dowlada iyo Agaasimaha Machadka Shaqalah Dowladah Hoose ayaa ka qaygalay Xaflad  lagu  dhagax dhigay Dhisme Casriya oo lo dhisayo Machadka Tababarka shaqlaha Dowladaha Hoose,  Dhismahas oo ay lacagtisa Bixiyeen Dowladaha Hoose ee Dalka ,Agaasimaha Machadka Iid Muuse  aya ka warbixyey waqtigi la asaasay machadka …