E-mail: info@lgisomaliland.org

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Mudane Mohamed Yusuf Ismail oo ay wehelinayaan Agaasimaha Fulinta Machadka Dawladaha Hoose iyo Agaasimaha Waaxda Waxbarashada iyo Barnaamijyada ee Machadka ayaa saaka tabobar Ku Saabsan Qorshaha Kordhinta Dakhliga Cashuuraha Dawladaha Hoose ……………………….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Mudane Mohamed Yusuf Ismail oo ay wehelinayaan Agaasimaha Fulinta Machadka Dawladaha Hoose iyo Agaasimaha Waaxda Waxbarashada iyo Barnaamijyada ee Machadka ayaa saaka tabobar Ku Saabsan Qorshaha Kordhinta Dakhliga Cashuuraha Dawladaha Hoose iyo Tayeynta Xirfadaha Shaqaalaha Cashuuraha u furey: • Agaasimayaasha Waaxyaha Cashuuraha, • Agaasimeyaasha Waaxyaha Hantidhawr-Ka Gudaha •…

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo kaashanaysan Machadka Dawladaha Hoose Local Government Institute – LGI ayaa saaka Tabobar u soo xidhay Maayarada, Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee 14 Degmo, kuwaasoo Tabobarku ugu socdey Hotel Maansoor, Berbera……………………….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo kaashanaysan Machadka Dawladaha Hoose Local Government Institute – LGI ayaa saaka Tabobar u soo xidhay Maayarada, Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee 14 Degmo, kuwaasoo Tabobarku ugu socdey Hotel Maansoor, Berbera. Tababarkan oo ku saabsan hagaha lagu maamulayo Kabka Dawladdaha Hoose ay qabato Dawladda Dhexe, waxaana soo xidhay Tabobarkan Badhasaab Kuxigeenka…

Machadka Dawladdaha Hoose JSL (Local Government Institute – LGI) oo kaashanaya Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL ayaa saaka Tabobar 3 maalmood socondoona uuga furay Mayorada iyo Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee 14 Dawlad Hoose ee dalka magaalada Berbera. Tabobarkan oo ku saabsan………………………….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Machadka Dawladdaha Hoose JSL (Local Government Institute – LGI) oo kaashanaya Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL ayaa saaka Tabobar 3 maalmood socondoona uuga furay Mayorada iyo Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee 14 Dawlad Hoose ee dalka magaalada Berbera. Tabobarkan oo ku saabsan hage lagu maamulayo Kabka Dawladdaha Hoose ay u qabato Dawlada Dhexe, hagahan oo kor…

Khubaro uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda Tacliinta iyo Barnaamijyadda Machadka Dawladaha Hoose ee JSL (LGI – Academics and Programs Director) Mudane, Maxamed Axmed Askar ayaa saaka kulan xog-ururineed oo muhiim ah la qaatay Gudoomiyaha…………………..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Khubaro uu hogaaminayo Agaasimaha Waaxda Tacliinta iyo Barnaamijyadda Machadka Dawladaha Hoose ee JSL (LGI – Academics and Programs Director) Mudane, Maxamed Axmed Askar ayaa saaka kulan xog-ururineed oo muhiim ah la qaatay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayirka Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee #Ceerigaabo oo ay wehelinayaan Maayir xigeenka, Xoghayaha iyo Agaasime waaxeedyada dawlada hoose ee…

Waxa si habsami leh u socda kulamadii xog-ururinta ahaa ee Machadku ka waday degmooyinka dalka, kuwaas oo la doonayo in lagu ogaado baahiyaha aqooneed ee ka jira degmooyinkaas. Waxa hore usoo dhamaaday kulamadii xog ururinta ahaa ee degmooyinka………………………

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Waxa si habsami leh u socda kulamadii xog-ururinta ahaa ee Machadku ka waday degmooyinka dalka, kuwaas oo la doonayo in lagu ogaado baahiyaha aqooneed ee ka jira degmooyinkaas. Waxa hore usoo dhamaaday kulamadii xog ururinta ahaa ee degmooyinka Boorama, Saylac, Baki, Lughaya, Gabiley iyo sidoo kale Dawlada Hoose Deg. Baligubadle iyo Dawlada Hoose ee Degmada…

lyada oo aanu ka duulayno dedaaladda lagu dardargelinayo shaqooyinka uu Mac’hadka Dawladaha Hoose ee JSL u hayo dawladaha hoose ee ku aadan tayeynta aqoonta & xirfadda shaqaalaha Dawladaha Hoose, dib-u-habeynta & casriyeynta shaqada shaqaalaha Dawladaha Hoose iyo abuurista awood cudud shaqaale oo la tayo ah ……………………….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

lyada oo aanu ka duulayno dedaaladda lagu dardargelinayo shaqooyinka uu Mac’hadka Dawladaha Hoose ee JSL u hayo dawladaha hoose ee ku aadan tayeynta aqoonta & xirfadda shaqaalaha Dawladaha Hoose, dib-u-habeynta & casriyeynta shaqada shaqaalaha Dawladaha Hoose iyo abuurista awood cudud shaqaale oo la tayo ah ta Dawladaha Hoose ee dalalka aynu jaarka nahay iyo caalamkaba….

Shirka 9-aad ee Guddida Sare( Board of Directors) ee Mac’hadka Dawladaha Hoose ayaa Maanta ka qabsoomay xarunta mac’hadka LGI ee Hargeisa, Guddigu waxa ay maamulka mac’hadka ka dhagaysteen.

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Shirka 9-aad ee Guddida Sare( Board of Directors) ee Mac’hadka Dawladaha Hoose ayaa Maanta ka qabsoomay xarunta mac’hadka LGI ee Hargeisa, Guddigu waxa ay maamulka mac’hadka ka dhagaysteen warbixinta saddex biloodlaha ee mac’hadka, sidoo kale Shirka waxa lagaga dooday qorshe sanadeedka shaqo ee mac’hadka LGI (Annual work plan), iyo Hagaha (Board Manual)-ka Guddiga sare ee…

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa Saaka Booqasho iyo kormeer ku yimid Xarunta Ma-chadka Dawladaha Hoose.

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa Saaka Booqasho iyo kormeer ku yimid Xarunta Ma-chadka Dawladaha Hoose. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa dhammaan soo kormeeray dhismaha casriga ee lagu tabarayo Dawladda Hoose, kaasoo wax wayn ka bedeli doona…

Agaasimaha Fulinta Machadka Dawladaha Hoose ee dalka ayaa soo dhoweeyay Masuulka cusub ee loo soo magacaabay Madaxa Mashruuca Maamuldaadajinta dawladaha ee loo yaqaan JPLG (JPLG Program Manager Mr. Petrus Vaderol) oo

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Agaasimaha Fulinta Machadka Dawladaha Hoose ee dalka ayaa soo dhoweeyay Masuulka cusub ee loo soo magacaabay Madaxa Mashruuca Maamuldaadajinta dawladaha ee loo yaqaan JPLG (JPLG Program Manager Mr. Petrus Vaderol) oo Shaqada kala wareegi doona Masuulkii hore ee ( Mr. Paul Simkin) oo Mudo badan Somaliland la soo shaqeeyey. Mahadnaq iyo Isbarasho kadid, waxa si…

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay heshiiska dhamaystirka mashruuca maamul daadejinta Wax-barashada Aas-aasiga ah ee………….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay heshiiska dhamaystirka mashruuca maamul daadejinta Wax-barashada Aas-aasiga ah ee Degmooyinka Hargeysa, Berbera iyo Gabiley oo maanta lagu qabtay Xarunta Machadka Dawladaha hoose ee Hargeysa.