E-mail: info@lgisomaliland.org

Madaxwaynha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee xarun unoqon doonta Machad Dowladaha Hoose (Local Goverment Institute -LGI)

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Madaxwaynha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee xarun unoqon doonta Machad Dowladaha Hoose (Local Goverment Institute -LGI).   Hargaysa 04 02-2023. Madaxywanaha Somaliland Mudane Muuse Biihi cabdi ayaa hambalyo udiray dhamaanba dowladaha hoose ee dalka ,ka dib marki ay iskaashi iyo wadatashi ay sameeyen inay hirgaliyeen Machad…

Maayar ku Xigeenka Degmada Berbera Mudane Nuur Cabdi Jaamac ayaa si rasmi u soo xidhay Tabobarkii Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo Cududda Shaqaalaha ee Machadka Dawladaha Hoose 5tii Maalmood ee u dambeeyay uga socday ……….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

  Maayar ku Xigeenka Degmada Berbera Mudane Nuur Cabdi Jaamac ayaa si rasmi u soo xidhay Tabobarkii Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo Cududda Shaqaalaha ee Machadka Dawladaha Hoose 5tii Maalmood ee u dambeeyay uuga waday Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera Shaqaalaha Degmooyinka Hargeysa, Berbera, Salaxley, Baligubadle iyo Sheekh. Ugu dambayn Machadka dowladaha hoose ayaa gudoonsiyey…

Machadka Dawladaha Hoose ayaa maanta Qaybtii Labaad ee Tabobarka Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo Cududda Shaqaalaha uuga Furay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera Shaqaalaha Degmooyinka Hargeysa, Berbera, Salaxley, Baligubadle iyo Sheekh. Tabobarkan oo socon doona muddo 5 maalmood ah ayaa waxa si rasmi ah u furay……………..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

  Machadka Dawladaha Hoose ayaa maanta Qaybtii Labaad ee Tabobarka Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo Cududda Shaqaalaha uuga Furay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera Shaqaalaha Degmooyinka Hargeysa, Berbera, Salaxley, Baligubadle iyo Sheekh. Tabobarkan oo socon doona muddo 5 maalmood ah ayaa waxa si rasmi ah u furay Mayor-ku xigeenka Degmada Berbera Mudane Nuur Cabdi Jaamac…

Waxa si rasmi ah usoo gebogabooyay Tababarkii uu Machadku Maalmihii lasoo dhaafay uuga waday Magaalada Boorama shaqaalaha Dawladaha Hoose ee Degmooyinka Boorama, Gabiley, Saylac, Baki iyo Lughaya. Tabobarkan oo ku saabsanaa Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo cudduda Shaqaalaha ayaa waxa si rasmi usoo xidhay……………..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Waxa si rasmi ah usoo gebogabooyay Tababarkii uu Machadku Maalmihii lasoo dhaafay uuga waday Magaalada Boorama shaqaalaha Dawladaha Hoose ee Degmooyinka Boorama, Gabiley, Saylac, Baki iyo Lughaya. Tabobarkan oo ku saabsanaa Maamulka, Maaraynta Xafiisyada iyo cudduda Shaqaalaha ayaa waxa si rasmi usoo xidhay Xoghaya Dawlada Hoose ee Degmada Boorama Mudane Cabdilaahi Xasan Raage oo ay…

Mac-hadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa maanta Tabobarka Maamulka iyo Maareynta Xafiisyada (Office Administration and Management), iyo Maamulka Cududa Shaqaalaha (Human Resource Management) Dawladaha Hoose ee Degmooyinka Boorama, Baki, Lughaya, Gabiley iyo Saylac uga furay magaalada Boorama, Tabobarkan oo socon doonaa mudo…………………………..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Mac-hadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa maanta Tabobarka Maamulka iyo Maareynta Xafiisyada (Office Administration and Management), iyo Maamulka Cududa Shaqaalaha (Human Resource Management) Dawladaha Hoose ee Degmooyinka Boorama, Baki, Lughaya, Gabiley iyo Saylac uga furay magaalada Boorama, Tabobarkan oo socon doonaa mudo 6 maalmood ah ayaa waxa kasoo qayb galay Maamulka Sare ee Machadka oo uu…

Machadka dowladah hoose ayaa qabtey kulanki saddex bilood le ah ee mashruuca Baahiyaha Adeega Bulshada (Community Score Card Project) , oo ay isagu yimadan gudiyada dugsiyada iyo MCH ,halkas oo ay kuso gudbiyaan……

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Machadka dowladaha hoose ayaa qabtey kulanki saddex bilood le ah ee mashruuca Baahiyaha Adeega Bulshada (Community Score Card Project), oo ay isagu yimadan gudiyada dugsiyada iyo MCH,halkas oo ay kuso gudbiyaan waribixintii saddex biloodle ah. Mashruucan ayaa waxa iska kaashada Machadka Dowladaha Hoose iyo Hayada Unicef oo ka taageerta dhinaca dhaqaalaha. kulankan oo ka mid…

Waxa saaka si rasmi ah magaalada Hargeysa uuga furmay shirka todobaad (7aad) ee guddida sare ee Machadka dawladaha hoose (LGI Board of Directors), kaas oo lagu lafo-guray laguna ansixayay xeerka hagaya Machadka. Sidoo kale waxa warbixin laga dhagaystay Maamulka Machadka oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Fulintu, warbixintaas oo…….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Waxa saaka si rasmi ah magaalada Hargeysa uuga furmay shirka todobaad (7aad) ee guddida sare ee Machadka dawladaha hoose (LGI Board of Directors), kaas oo lagu lafo-guray laguna ansixayay xeerka hagaya Machadka. Sidoo kale waxa warbixin laga dhagaystay Maamulka Machadka oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Fulintu, warbixintaas oo uu ku faahfaahiyay waxyaabaha u qabsoomay iyo Waxyaabaha…

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo uu Weheliyo Maayarka Caasimada Hargeysa Ayaa Kormeer Ku Tagay Dhismaha xarunta Machadka Dawladaha Hoose ee Somaliland.

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo uu Weheliyo Maayarka Caasimada Hargeysa Ayaa Kormeer Ku Tagay Dhismaha Machadka Dawladaha Hoose Somaliland. Ugu horayn Agaasimaha Machadka Dowladaha Hoose  iid muuse ayaa wariiska uga war bixin kasiiyey halka ay shaqadu marayso, iyo sidoo kale waqtiga uqorshaysan inay so gabo gabeeyaan dhismaha machadka. sido Kale maayirka caasimaha  Mayor C.kariim Ahmed…

Waxa Maanta ka Qabsoomay Magaalada Hargeisa, Kulanka Wada-tashiga Qabyo-qoraalka Hagaha Maaliyadeed ee adeegyada Maamuldaadajinta Waxbarashada iyo Caafimaadka. kulankan wadatashi waxa kasoo qayb-galay………….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Waxa Maanta ka Qabsoomay Magaalada Hargeisa, Kulanka Wada-tashiga Qabyo-qoraalka Hagaha Maaliyadeed ee adeegyada Maamuldaadajinta Waxbarashada iyo Caafimaadka. kulankan wadatashi waxa kasoo qayb-galay Xoghayayaasha Fulinta, Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladaha Hoose ee Degmooyinka Hargeysa, Burco, Berbera, Gabiley, Boorama, Sheekh, Saylac iyo Oodwayne. Ugu horayn waxa kulanka furay,faafahina ka bixiyey Agaasimaha Machadka Dowladaha…

Machadka dowladaha hoose ayaa magalooyinka gabiley,Borama,Berbera,Burco iyo Hargiesa ku qabtey kulan ay isugu yimaadeen dowladaha hoose ee gabiley,Borama,Berbera,Burco iyo Hargiesa. Waxana kaso qaybgalay isuduwayasha wasarada waxbarshada ee Magaloyinkas iyo gudiyada dugisyada iyo xarumaha caafimad(MCH)  Shirkan ayey ujeedadisu………………………………

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Machadka dowladaha hoose ayaa magalooyinka gabiley,Borama,Berbera,Burco iyo Hargiesa ku qabtey kulan ay isugu yimaadeen dowladaha hoose ee gabiley,Borama,Berbera,Burco iyo Hargiesa. Waxana kaso qaybgalay isuduwayasha wasarada waxbarshada ee Magaloyinkas iyo gudiyada dugisyada iyo xarumaha caafimad(MCH)  Shirkan ayey ujeedadisu ahayd sidii loo horumarin lahaa Mashruuca Nidaamka Baahiyaha adeega Bulshada ( Community Score-Card Project) Shirkan ayaa waxan lagu…