E-mail: info@lgisomaliland.org

Machadka Dawladaha Hoose (LGI) ee JSL ayaa saaka Magaalada Hargeisa uuga Furay Shirka Dib u eegista Nidaamka Baahiyaha adeega Bulshada ( Community Score-Card Project) Agaasimayaasha Waaxda Arrimaha Bulshada Degmooyinka Hargeysa, Burco, Boorama, Berbera, Gabiley iyo …………..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Machadka dowladah hoose ayaa qabtey kulan ay isagu yimadeen dowlad hoose hargaysa ,wasaarada caafimaadka iyo gudiyada degmooyinka …….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments
Machadka dowladah hoose ayaa qabtey kulan ay isagu yimadeen dowlad hoose hargiesa ,wasaarada caafimadka iyo gudiyada dugsiyada iyo MCH caafimadka ee magalooyinka hargiesa,burco ,borama iyo Gabiley. Kulankan ayaa ah mid saddex-bilood le ah ,waxana lagaga wada tashaday caqabadaha ka taagan dugsiyada iyo goobaha caafimad iyo sidii lo xalin lahaa. Gudiyada ka socda degmooyinka magalooyinka  ayaa...

Machadka Dawladaha Hoose (Local Government Institute – LGI) iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL iyagoo kaashanaya Hay’ada #UNICEF_JPLG ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha usoo xidhay………….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL iyo Mac-hadka Dawladaha Hoose (Local Government Institute – LGI) iyagoo kaashanaya Hay’ada UNICEF_JPLG ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha uso xidhay Agaasime waaxeeyada Arrimaha Bulshada, Qorshaynta iyo La-taliyaasha Degmooyinka ee 15 Degmo Doorasho oo dalka ah. Tabobarkan oo ku saabsan Xuquuqaha Caruurta iyo Sidii Dawladaha Hoose uugu qaybgalin lahaayeen Qorshaha Horumarinta Degmooyinkooda ee…

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL iyo Mac-hadka Dawladaha Hoose (Local Government Institute – LGI) iyagoo kaashanaya Hay’ada #UNICEF ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha u furay Agaasime waaxeeyada Arrimaha Bulshada, Qorshaynta iyo La-taliyaasha Degmooyinka ee 15 Degmo Doorasho oo dalka ah. Tabobarkan oo ku saabsan Xuquuqaha Caruurta iyo………..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments
Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL iyo Mac-hadka Dawladaha Hoose (Local Government Institute - LGI) iyagoo kaashanaya Hay’ada #UNICEF ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha u furay Agaasime  guud waaxeeyada Arrimaha Bulshada, Qorshaynta iyo La-taliyaasha Degmooyinka ee 15 Degmo Doorasho oo dalka ah. Tabobarkan oo ku saabsan Xuquuqaha Caruurta iyo Sidii Dawladaha Hoose uugu qaybgalin lahaayeen Qorshaha Horumarinta Degmooyinkooda...

On 29th Jan, LGI held Oct-Dec quarterly interface meeting in Buroa. The interface meeting …..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

On 29th Jan, LGI held Oct-Dec quarterly interface meeting in Buroa. The interface meeting was attended by health and education committees, local government, and sectoral ministries. The meeting aimed to discuss pressing issues of schools and MCHs in togheer region.

On 27th Jan, #LGI held Oct-Dec quarterly interface meeting in #Berbera. The interface meeting was attended by……..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

On 27th Jan, #LGI held Oct-Dec quarterly interface meeting in #Berbera. The interface meeting was attended by #deputy_mayor , health and education committees, local government and sectoral ministries. The meeting aimed to discuss pressing issues schools and MCHs in Sahil region

On the 9th of January 2022, the Somaliland Ministry of Interior with the support of UNDP-JPLG kicked off the transformational leadership training to Somaliland mayors in Djibouti……..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

On 9th of January 2022, Somaliland Ministry of Interior with the support of UNDP-JPLG kicked off the transformational leadership training to Somaliland mayors in Djibouti. Somaliland Vice-President Abdirahman Saylici and Mayor of Djibouti have officially made the opening remarks of the training. The VP deeply discussed the importance of leadership training to the new Mayors…

Mac-hadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa Tabobarka Tabobarayaasha ee Qorshaha Horumarinta Degmooyinka Burco, Berbera, ceerigaabo, Laascaanood, Caynabo, Sheekh, iyo Oodwayne …….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Mac-hadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa Tabobarka Tabobarayaasha ee Qorshaha Horumarinta Degmooyinka Burco, Berbera, ceerigaabo, Laascaanood, Caynabo, Sheekh, iyo Oodwayne si rasmi ah uga furay magaalada Burco, Tabobarkan oo socday mudo 5 maalmood ah ayaa lagu bartey sida loo diyaariyo qorshaha horumarinta degmooyinka ee 5-ta sano ee soo socda. Mayorka Degmada Burco, , ayaa Abdisaaq ibraahim…

Mac-hadka Dowladaha Hoose (LGI) ayaa manta Tabobarka Tabobarayaasha ee qorshaha Horumarinta Degmooyinka Burco Berbera odwayne Cerigaabo lascanod sheikh iyo caynabo ayaa si rasmi ah uga …….

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Mac-hadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa maanta Tabobarka Tabobarayaasha ee Qorshaha Horumarinta Degmooyinka Burao, berbera, odwayne,sheikh ,caynaba ,lascanod iyo ceerigaabo si rasmi ah uga furay magaalada Burco, Tabobarkan oo socon doonaa mudo 5 maalmood ah ayaa lagu lafo-guridoona sida loo diyaariyo qorshaha horumarinta degmooyinka ee 5-ta sano ee soo socda.Mayorka ku xigeenka degmada burco Mukhtaar ayaa…

Macadka dawladaha hoose ee dalka ayaa tababar mudo 4-cisho socday u soo xidhay qaarkamida shaqaalaha dawladaha hoose ee dalka…..

  • amiin
  • Uncategorized
  • No Comments

Hargeisa( Jamhuriyada Somaliland): Macadka dawladaha hoose ee dalka ayaa tababar u soo xidhay qaar kamida shaqaalaha dawladaha hoose ee Hargeysa, Burco, Berbera, Gabiley, boorama, saylac iyo oodwayne. Barkhad oo ku hadlayay afka shaqaalaha tababar qaatay oo munaasibadan ka hadlay ayaa sheegay in aqoon ay ka faa’iideen mudadii sadexda cisho ahayd ee ay tababarka ay ku…